Dowladda oo war ka soo saartay dhibaatada lagu hayo Soomaalida kunool K/Afrika

Muqdisho | QOL | September 05, 2019 —Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta ah.

 

Halkan ka akhriso: war ay ka soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Dhibaatada ka taagan Koonfur Afrika.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *