SAWIRO: Qabanqaabadda soo dhaweynta Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Baydhabo

Muqdisho | QOL | September 07, 2019 —Qaban qaabada soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hadda  ka socota garoonka kubbadda cagta Dr. Ayuub ee magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed.

 

Kheyre ayaa lagu waddaa in Garoonka uu kula hadlo dadweynaha, islamarkaana uu sharaxo U jeedda Safarkiisa iyo qorshaha dowladda ee horumarinta degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *