Guddiga Madaxa Bannaan ee Xaduudaha Hir-Shabeelle oo la Magacaabey

Muqdisho | QOL | October15–2019 —Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay magacaawday Guddiga Xaduudaha Hir-Shabeelle.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu Magacaabey Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood,kuwaas oo laga soo kala xulay Maamulada degmooyinka Hir-Shabeelle, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

Wareegtada ayaa sidoo kale la ogeeysiiyey  Guddiga madaxa banaan ee  xaduudaha & Federaalka in Xubnahaas ay wakiil ka yihiin Maamulka Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga la Magacaabey.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *