Wasiir Beyle oo Maxkamad ugu hanjabay Dadka sheega musuq maasuqa

Muqdisho | QOL | October-23–2019 —Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Beyle ayaa Maanta sanetarada Golaha Aqalka Sare waxa uu ka hor Akhriyay hindise sharciyeedka dakhliga guud ee qaranka oo ay soo meel mariyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

 

Wasiirka  ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan dad caadeestay in mar walba ay soomaaliya ku aydeeyaan in uu kajiro musuq maasuq waxa uuna tilmaamay in hada kadib cidii arintaasi samaysa ay la tiigsanayaan maxkamad .

 

Sidoo kale Wasiir Beyle ayaa waxa uu Guddoonka iyo sanetarada Aqalka sare uu ka dalbaday in ay dadajiyaan Akhrinta labaad iyo  Sddexaad si uu Madaxwaynaha dhamaadka bishaan uu ansixiyo sharcigaan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *