SAWIRO: Safiiro gaaray Beledweyne

Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gobolka Hiiraan waxaa goor dhow gaaray Wafdi ka socda Safiiradda dalalka Caalamka u qaabilsan Soomaaliya.

 

Safiirada Qatar iyo Turkiga ayaa ka mid ah Safiirada gaaray Beledweyne, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta maamulka Hirshabeelle.

 

 

 

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayay kulan kula leeyihiin Magaalada Beledweyne, kaasoo looga hadlaayay Fatahaadaha ku dhuftay Beledweyne.

 

Dowladdaha Qatar, Turkiga iyo Jabuuti ayaa ka mid ahaa dowladihii sidda weyn uga qeyb qaatay gurmadka loo sameynaayo Shacabka Beledweyne.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *