Khilaaf soo gala dhexgalay Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Warfaafinta

Mogadisho  –December 8, 2019 | QOL |   –Khilaaf ayaa soo gala dhex galay Wasaaraddaha Warfaafinta iyo Waxbarashada dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dib markii Wasaaradda waxbarashadda ay soo dhistay Guddiga dhaqanka.

 

War kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in Wasaaradda waxbarashadda wax shaqo ah aysan ku laheyn dhismaha Guddiga dhaqanka,islamarkaana ay ka mid tahay shaqadda loo idmaday Wasaradda Warfaafinta.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *