Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddi ay u diri doono degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo ah meesha ay dhibaatadu ka dhacday.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
