Dilalka Loo Geysto Soomaalida Oo Kusoo Badanaya Gobol Ka Tirsan Mareykanka

Mogadisho  –December 16, 2019 | QOL |   –Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa toddobaadyadii tagey kusii kordhayey dilalka loo gaysto dhallinyarada Soomaalida ah.  Dilalkan ayaa waxaa qaarkood gaysta Soomaali kale. Bishan gudaheed, laba wiil oo Soomaali ah ayaa lagu dilay gobolka, waxaana booliska ay sheegeen inay u qabteen nin Soomaali ah oo la tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey.

Dhinaca kale, tirakoobka shacabka Mareykanka ee anadka soo socda ayaa waxaa lagu soo darey Soomaalida.

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *