SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda oo gaarey Dhuusamareeb

Mogadisho  –December 16, 2019 | QOL |   –Magaalada Dhuusameraab ayaa waxaa Maanta gaarey Wafdi ka oscda labada Aqal ee Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo dhaweeyey.

 

Xildhibaannada ayaa waxaa kamid ah Sanoter Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhadheer), Senetar Yuusuf Geelle Ugaas,Xildhibaan Cabduweli Maxamed Qanyare,Nadiifo jaamac iyo Xildhibaan Xuseen Iidow.

 

Wararka ayaa waxaa ay inatasi ku darayaan in u jeedka xildhibaanadaan ay Maanta u tageen Magaalada dhuusamareeb ay tahay xulista xildhibaannada Cuusb ee Baarlamaanka Galmudug oo ka socda deegaannada Maamulkaas.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *