Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmay dhigiisa Sacuudiga

Mogadisho  –December 19, 2019 | QOL |   –Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyadda Sacuudiga Carabiya, ayaa la kulmay Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Bulshada, Ahmed Al-Rajhi.

 

Kulanka labada dhinac ayaa waxaa ay uga wada hadleen Iskaashiga Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee labada dowladood ee Soomaaliya iyo  Sacuudiga.

 

 

 

Waxaa kaloo lagu wadaa wasiirka in  uu kullamo la qaato  mas’uuliyiinta sare ee dalkaas,isaga oo kala hadli doono Arrimo muhiim ah oo ku saabsan xaalada soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *