Kulan u socdo Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Sheekh Shaakir

Mogadisho  –December 31–2019 | —Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaaladaas uu kulan uga socdo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xalay ku hoyday dhuusamareeb iyo Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna.

 

Labada dhinac ayaa Wararka la helayo waxaa ay sheegayaan inay ka wada hadlayaan Arimo ku saabsan Isku dhac xalay dhex marey Ciidamada Dowlada iyo ilaalada Xarunta inji oo ah hooyga madaxda Ahlusunna.

 

 

 

Warraka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud uu diidey in uu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha ilaa dowladda jawaab ka bixiso Isku dhicii Xalay dhacey.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *