Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ah ee 2020 oo la ansixiyay

Mogadisho  –December 31–2019 | —Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow cod ku  ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2020.

 

188 Xildhibaan ayaa ogolaaday, 1 Xildhibaan ka aamusay,  2 Mudane ayaa diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2020.

 

 

 

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Miisaaniyadda dowladda ay ansax tahay, islamarkaana waxaa uu u mahadceliyay Xildhibaanada labadda Aqal.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *