Dowladda oo amartay in la xayiro Akoonada Maamulka Galmudug

Mogadisho  –January 04, 2020—Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *