Gudoomiyaha Aqalla Sarre Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay Safiirka Sweden Ujooga Soomalia

Mogadisho  –January 09, 2020—Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi Ayaa maanta  Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Sweden Amb. Staffan Tillander.

Guddomiyaha iyo Safiirka ayaa waxay ka wada hadleen Arrimaha Doorashada,Iskaashiga ,Xiriirka iyo Taagerada Doowlada Sweden ee Soomaaliya.

 

Kulanakani Ayaa Imanaya Iyadoo Beesha Caalamaka Ay Indhaha Ku Hayso Doorashooyinka Lafilayo In Sanada Soosocto Dalka KaDhacaan

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *