Trump oo ku dhawaaqay qorshihiisa Bariga Dhexe

Mogadisho  –January 29-2020—Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maalintii shalay Aqalka Cad ku sii bandhigay qorshaha nabadda ee Bariga Dhexe oo isagu u bixiyey Heshiiskii Qarniga.

 

Markii uu qorshahaan soo bandhigayey waxaa Trump weheliyey Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Natenyahu.

 

 

 

Qaar kamid ah wadamada Carbeed,sida Sacuudiga iyo Masar ayaa soo dhaweeyey qorshaha,iyaga oo sheegay in Nabada Bariga Dhexe ay hagaageyso hadii la saldhigo tan Falastiin.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *