Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo geeriyoodey

Mogadisho  –January 29-2020—Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu ku geeriyoodey dalka Canada.

 

Ex Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa la sheegay in mudooyinkii ugu dambeeysay uu ku xanuunsanayey dalka Canada ugu dambeyna uu geeriyoodey.

 

 

 

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *