Guddiga ka hortagga COVID-19 oo ka shiray dabaal-dega Ciidul Fidriga

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19,kaas oo habeen walba hab mareegta Internet-ka ah ay ku qabsadaan Xubnaha Guddiga.

Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshe ay bulshadu maalmaha ciidda ugu damaashaadi karaan faxadda ,iyada oo la joogteynayo tallaabooyinka lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona.

Qorshaha ayaa waxaa kamid ah, sida kala fogaanshaha iyo dhammaan talooyinka Caafimaad ee Wasaaradda Caafimaadka qaybta ka ah ka hor tagga safmarka ee COVID-19 oo kiisas kamid ah laga helay Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *