DEG DEG: Matalaada gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Mogadisho | QOL |  June 27. 2020–Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay in gobolka banaadir matalaad laga siiyo Aqalka Sare.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 ayaa diiday.

Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Sare ku yeelan doona 13 xubnood.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________