Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa  loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay madaxweyne kuxigeen, madaxdan cusub ayaa xilla hayn doona min saddex sano.

Maxkamadda ICJ ayaa bisha soo socota ee March waxay qaadaysaa dawcadda Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliy

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________