Dowladda muddo xileedkeedu dhamaaday oo markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah daahfurtay diwaangelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha dayuuradaha

Sabti: 13/2/2021

Dowladda Federalka ee Somalia ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah daahfurtay diwaangelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha dayuuradaha.

Wararka ayaa sheegaya in  duuliyeyaal Soomaaliyeed iyo xirfadley kale oo ka shaqeeya howlaha duulimaadka rayidka ah diiwaan galintooda la bilaabay.