Wasaaradda caafimaadka maamulka Hirshabeelle oo ka digay xanuunka Covid19 ee deegaanada Maamulkaas..

 February 21, 2021 

Wasaaradda caafimaadka maamulka Hirshabeelle ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka Covid19 ee deegaanada Maamulkaas, kadib markii cudurka uu kusoo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya.

Tirada dadka u dhimanaya xanuunka ee gudaha Soomaaliya ayaa kordhaysay maalmihii u dambeeyay.

Sidoo kale Maamulka Hirshabeelle ayaa walaac ka muujiyay sida adag oo uu ugu soo laba kacleeyay Deegaankaasi xanuunka Covid19

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya