Siddeed qof oo maanta Cudurka Karoonaha ugu geeriyooday Muqdish

Muqdisho | QOL | February 21 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 128 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 936

o Laga Helay:   128

o Banadir:         110

o Jubaland:        8

o Somaliland:    6

o Southwest:     3

o Galmudug:     1

 Lab:           75

 Dhedig:      53

 Dhimasho:      8

 Bogsashada:  7

 Tirada Guud ee Laga Helay: 6,017

 Bogsashada Guud: 3,764

 Dhimashada Guud: 202

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________