Saraakiisha ammaanka Nigeria oo sheegay in waqooyi bari Dalkaasi lagu dilay ku dhawaad 30 qof..

February 25, /2/ 2021

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in laba weerar oo ka dhacay laba gobol oo dhaca waqooyi bari Dalka Nigeria lagu dilay min 16 qof.

Saraakiisha ayaa tilmaamay in koox hubaysan ay dhibaato weyn ku hayaan dadka ku dhaqan Waqooyiga dalka Nigeria waxaana ay sameenayaan Boob iyo afduub.

Tiro dad ah ayaa lagusoo waramayaa inay dhaawacyihiin kuwaasi oo cagahooda uga baxsaday goobihii lasoo weeraray

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya