ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya

Muqdisho, 10da Maarso, 2021:-Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay.

1- Wareega Koowaad

Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)

Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)

Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)

Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)

2- Wareega Labaad.

Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)

Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)

Magaalada Hogue waxaa ku sugan Masuuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Raiisul wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________