Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad

April 20-2021

Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad

Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa tiray farriin uu soo dhigay bogga facebook oo ku saabsanayd dilka madaxweynaha Chad.

Qoraalka waxaa cinwan u ahaa, “Madaxweynihii Chad muddada dheer xukumayay ee Idriss Deby ayaa la toogtay”. Ma cadda sababta loo tiray qoraalkaas, uu baahiyay SNTV

Office Nairobi Kenya