Dad lagu laayay dalka DR congo iyo kooxo Hubeysan oo qabsaday meel aan ka fogayn.

April 22-2021

 Warbaahinta dalka DR congo ayaa sheegtay in koox hubaysan ay waqooyiga wadankaasi ay ku dileen 12qof oo rayid ah.

kooxdaasi ayaa la tilmaamay inay boob iyo dhac kula dhaqaaqeen xarumo ganacsi oo ku yaala Tuulooyin dhaca dhinaca waqooyi ee dalkaasi waxaana ay dab qabadsiiyeen guryo badan.

Booliska Congo ayaan weli ka hadlay weerarka dadka shacabka ah lagu dilay.

Office Nairobi Kenya