Talyaaniga oo joojiyay Duulimaadyadii ka imaan jiray Bangaladeesh kadib kiisaska Covid-19 oo ku batay Dalkaas.

April 29-2021

Wasaaradda Caafimaadka Talyaaniga ayaa sheegtay in aysan ogolaan doonin in shaqsi ka yimada dalka Bangaladeesh uuso galo wadankaasi maadama laga digtoonyahay ka hortaga faafista carona.

Wasaarada ayaa tilmaamtay in xitaa kuwa Transetka ku noqda wadankaasi ama joogay mudo kabadan 14 maalmood aysan imaan karin Talyaaniga.

Arintaan waxa ay ka dambeysay kadib markii ay sii kordheen kiisaska Covid-19 ee laga soo sheegayo India iyo Bangaladesh horey ayayna Dowladda Talyaaniga joojisay duulimaadyada uga imaana Banladesh.

Office Nairobi Kenya