Rooble “Waxaan rajeynayaa in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran guul noogu soo dhammaado si doorasho loo aado.

May 19 2021

Qoraal uu soo dhigay goor dhawayd Raisal wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble Bogiisa ayaa u qornaa sidaan.

Qoraalka Raisal Wasaaraha

Waxaan rajeynayaa in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran guul noogu soo dhammaado si dalkeennu doorasho u aado.

Office Nairobi Kenya