Madaxweyne Qoor qoor oo la kulmay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku-xigeenkiisa

May 24 2021

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi iyo ku-xigeenkiisa.

Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee Dowladda Talyaaniga ka wado deegaanada Galmudug.

Danjiraha ayaa u xaqiijiyay in Dowladda talyaaniga sii xoojin doonto teegerada shacabka iyo dowladda Galmudug.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahadceliyay garab istaaga Dowladda  Talyaaniga iyo maalgelinta mashaariicda horimarineed.

Office Nairobi Kenya