Madaxwaynaha Faransiiska Macron oo safar aan la shaacin ku tagay dalka Rwanda

May 27 2021

Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa safar taariikhi ah ku tagay dalka Rwanda si uu u soo laabto xiriirkii ka dhaxeeyay labada dal.

Xiriirka Faransiiska iyo Rwanda ayaa go’ay kadib markii Rwanda ay Farnsiiska ku eedeesay in uu ku lug lahaa xasuuqii dalkaasi ka dhacay sanadkii 1994tii.

Macron ayaa tagay caasimada Kigali galinkii hore ee maanta isagoona isagoona wada hadalo laleh madaxwaynaha wadankaasi ee Paul Kagame.

\

Office Nairobi Kenya