Weerar loo adeegsaday gaari dad la jiirsiiyay oo ka dhacay gobolka Ontariyo ee Canada

.

June 8 2021

Wararka ka imaanaya Dalka Canada  ayaa sheegaya inn Saraakiisha booliska ay sheegay in 4 qof oo isku qoys ah, kana mid ah jaaliyada musliminta Canada lagu dilay gaari, kaasi oo loogu weeraray axadii lasoo dhaafay.


Hadalkan ka soo baxay saraakiisha Canada  ayaa sheegay in Shilka uu  ka dhacay gobolka Ontariyo ee dalka Canada

Sidoo kaler Booliska ayaa sheegay inay falkaasi ay u soo xireen muwadin Kanadiyaan ah oo 20jir ah.

Office Nairobi Kenya