Maayarkii hore ee Berbera oo mar kale ku guuleestay in uu Noqdo maayar

June 15 2021

Waxaa ku guuleystay mar kale mayor-ka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Ciddin  isagoo iminkaba xilkani hayey.

Cabdulshakuur, wuxuu katirsan yahay xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Guddiga doorashada Somaliland, ayaa tirinaya codadkii laga dhiibtay doorashada isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo wakiiladda.

Sidoo kale Waxaa ku tartamayey doorashadani xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Wadani, iyadoo ka dhacdey lixda gobol ee Somaliland.

Office Nairobi Kenya