Puntland oo ciidamo booliis ah geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

June 16 2021

Dowlad gobolleedka Puntland ayaa maanta ciidamo booliis ah oo hor-leh geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Afhayeenka madaxtooyadda Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa sheegay in ‘ciidaman loo geeyay Badhan si ay si ay u sugaan amniga degmada iyo guud ahaan Gobolka’.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa ugu baaqay Bulshada magaaladda Badhan iyo guud ahaan Gobolka Sanaag waxaan inay si dhow ula shaqeeyaan Ciidamada.

Office Nairobi Kenya