Rai’sul wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada doorashada heer fedaraal caawa

June 19 2021

Ra’iisul Wasaare dwoladda fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal.

Guddigan ayaa ka kala kooban 25 xubnood iyo 14 xubnood.

Rai’sul wasaaraha ayaa faray labada guddi in si hufnaan iyo caddaalad ay ku jirto ay u gutaan waajibaadkooda.

Halkan hoose ka akhriso magacyada guddiga

Office Nairobi Kenya