June 19 2021
Hay’adda QM u qaabilsan qaxootiga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UNCHR ayaa sheegtay in tirada dadka dagaallada, colaadaha hubeysan, cadaadiska ay kala kulmaan maamullada ay ku hoos nool yihiin iyo xadgudubka xuquuqda aadanaha ay gaartay meel sare oo ay korodhay.
Waxay ku sheegtay qiyaastii 4 boqolkiiba marka la barbar-dhigo tirada sanadkii 2019-kii.xataa Xayiradihii ka dhashay Covid 19 kama joojin Qaxootinimada ayaa lagu sheegay Warbixinta
Hay’adda QM u qaabilsan qaxootiga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UNCHR.
Sidoo kale UNHCR ayaa sii deysay warbixinteeda sanadkii tagay ee 2020-kii oo ay kaga hadleyso qaxootiga maalin ka hor iyadoo berri oo Axad ah ay ku beegan tahay maalinta qaxootiga adduunka.
Office Nairobi Kenya
