Soomaaliya oo ciyaaraha Olombikada ee Japan u diraysa gabadhii ugu horreyay

 Khamiis: June 24 2021


Soomaaliya ayaa ciyaaraha Olombikada ee Japan u diraysa gabadhii ugu horreysay ee ka qeybgali doonto ciyaaraha fudud, gaar ahaan ciyaarta loo yaqaan Teakwondo.

Munira Warsame oo Ingiriiska ku dhalatay ayaa Soomaaliya ku matali doonta ciyaarta Teakwondo.

Sidoo kale arintaan ayaa noqonaysa markii labaad oo gabdho soomaaliyeed ka qeyb galaan Orodka ama cayaaraha aduunka ee ka dhacaya Dalalka aduunka

Office Nairobi Kenya