Jigjiga oo laga daahfuray Sanduuq Gargaar oo loogu aruurinayo dadkii Xasuuqii TPLF

 Axad: July 4, 2021

Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowladda deegaanka Soomaalida ayaa waxaa lagu daahfuray Sanduuq Gargaar oo lagu taageeri doono dad ay dhibaatooyin ka soo gaareen tacadiyo ka dhacay gobolkaass muddadii 30-ka sano aheyd ee ay TPLF ka talineysay Itoobiya.

Sida ay sheegeen maamulka deegaanka Soomaalida, Sanduuqan ayaa aas-aaskiisa waxaa iska kaashaday madaxda dowlad-deegaanka Soomaalida iyo ururka ONLF.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili Maleeshiyaadka TPLF ay mar kale dib ugu soo laabteen nDeegaanadii Ciidamada Itobiya ay ka saareen Sanadkii hore

Office Nairobi Kenya