Madaxweyne Kuxigeynka Hirshabeelle oo gaaray Degmada Buulo-burte

Sabti: July 10- 2021

Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne Kuxigeynka Dowlad gobaledka Hirshabeelle Yuusuf axmed hagar yusuf dagabeed iyo gudomiyaha gobalka Hiiraan cali jeyte cosmaan ayaa gooray  Degmada Buulo-burte

waxana garoonka diyaradaha kuso dhawey maamulka dagmada odaysha dhaqanka sarakiisha cidanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda
sodhaweyn kadib waxa losogalbi gudaha dagmada ayago halkas kula kulamay maamulka iyo bulshada qeybahoda kala duwan

Office Nairobi Kenya