Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Qaramada Midoobey

Talaado: July 13, 2021

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Atul khare.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro xildhibaano iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Laftagareen ayaa warxbixin guud ka siiyey wafdiga xaalada guud ee deegaanadda koofur galbeed , isaga oo sidoo kale xusay horumaradda laga sameeyey dhanka Arrimaha Bulshada.

.

Office Nairobi Kenya