Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Munaasibad Lagu Maamuusayay Ardaydii Kaalmaha ugu Horreeya ka galay Imtixaanaadkii shahaadada Dugsiyada Sare ee Puntland oo lagu qabtay Baargaal

Baargaal | QOL | September 3, 2018 – waxaa Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu lagu qabtay munaasibad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Amray Wasaarada Amniga In Ay Dedejiso Siyaasadda Xakamaynta Qaxootiga Soo Gelaya Dalka

Muqdisho, September 02, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan ay golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Sharciga Taya-Dhawrka Iyo Hannaanka Caddaaladda Iyo Asluubta

Muqdisho, September 02, 2018 –Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha wasiirrada oo ansixiyay Xeerka Xayiraadda Lacagaha

Muqdisho, September 02, 2018 –Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka…

Posted in FAALO / MAQAAL NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

REPORTAGE SOMALIA: IBRAHIM, the Aeronautical Somali Colonel of Pozzuoli

I’m aeronautical. I studied at the Academy of Pozzuoli in 1989 as a pilot student and I stayed…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo farxadda ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho, Ogoosto 21, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Ciiday Qaar Kamid Ah Bulshada Muqdisho

Muqdisho, August 21, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xumuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomyaha Gobolka oo shaqada ka joojiyey saraakiill lagu eedeeyey musuq-maasuq

Muqdisho- Ogoosto 15, 2018 –  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya

Muqdisho, August 15, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada xubno Soomaali ah oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Mareykanka

Muqdisho | QOL | August 15, 2018 –  Dalka Mareykanka waxaa xalay lagu qabtay doorashada Xubno Soomaali…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyeyaasha Ciidamada oo xalay kormeer ku tagay baraha kontoroolada

Muqdisho | QOL | August 15, 2018 –  Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta oo ay wehliyaan Taliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo munaasabad marti-sharafeed ah u sameeyey Wafdiga Dalka Eritrea ee ku sugan Caasimadda

Muqdisho, Ogoosto 15, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa…