Author: QOL Editor
Gen. Gaafoow oo loo magacaabay lataliya madaxweynaha ee dhanka Ciidanka Qalabka Sida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in…
Maxay Somaliland ka tiri amarka ka soo baxay dowladda Soomaaliye ee la dul-dhigay xawaalada iyo shirkadaha ganacsiga?
Jamhuuriyada Iskeed Madaxbanaannida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa ka jawaabtay war qoraalla oo ka soo baxay wasaaradda…
In ka badan 12 kun oo Macallin oo u fariistay Imtixaanka barenimo ee Wasaaradda Waxbarashada XFS.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta imtixaanka ka qaaday in ka 12 kun oo Macallin, kuwaas…
Hanti-dhowraha qaranka oo kulan la yeeshay wefdi ka socda Midowga Yurub
Hantidhowraha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Gutaale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka…
SJS calls for investigation into the enforced disappearance of Mogadishu-based journalist Ali Shujac on suspicions of involvement by State Minister of Interior
MOGADISHU, Somalia 23 August, 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for a thorough investigation into…
Awaamiir la faray shirkado iyo xawaalado ka shaqeeya maamulka Somaliland
Muqdisho – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa soo saartay amar ay ciwaan uga dhigtay “ilaalinta qaranimada iyo…
Mogadishu university pioneers civil aviation faculty
The initiative addresses a long-standing gap that has hindered the country’s progress in civil aviation. In Summary…
International Day of Remembrance and Tribute to the Victims of Terrorism
Prioritising civilian lives in the fight against terrorism As early as 2012, the Madrid Declaration explicitly called…
Hal shardi oo lagu xiray joogitaanka ciidamada Itoobiya dalka Soomaaliya
Muqdisho – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shuruud uga dhigtay Itoobiya inay ka laabato is-afgaradkii Somaliland ee badda, si…
Waddooyin muhiim u ah Bulshada Muqdisho oo ay dayacaad badani ka muuqato
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya waxay dhowaan hirgelisay hannaanka canshuurta iibka oo inteeda badan laga qaadi doono dadka…
Gudoomiye Madaale oo ka horyimid amarkii RW Xamza iyo Wasiirka wasaaradda maaliyadda
Muqdisho – Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hor yimid qaraarkii xalay ka soo baxay golaha wasiirrada ee XFS,…
Maxay Soomaaliya ka tiri in Itoobiya ay ka mid noqon karto ciidamada beddeli doona ATMIS?
Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ka jawaabay hadalkii afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya,…