Author: QOL Editor
Mowliidka oo si weyn looga xusay Muqdisho iyo gobollada dalka
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo gobollo badan oo ka tirsan dalka ayaa maanta si weyn looga…
Soomaaliya iyo Baxrayn oo ka wada-hadlay casriyaynta kaabeyaasha dhaqaalaha
Wasiirrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Baxreyn, ayaa magaalada Jiddah ku yeeshay kulan doceed…
Warbixin: Hay’addaha Socdaalka & NIRA oo soo saartay go’aamo cusub oo saameyn ku yeelan doona Baasaboorada iyo Safarka Gudaha
QOL – Muqdisho, August 6, 2025 – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Hay’adda NIRA ayaa maanta…
Madaxweyne Geele ee Jabuuti oo eedeeyay dowlada Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska…
Xuska Maalinta Afrika oo kadhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika,…
Trump oo Putin ku tilmaamay nin waalan, sabab?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii…
Isaias Afwerki oo eed kulul u jeediyay dowlada Itoobiya
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa si kulul u dhaleeceeyay dowladda Itoobiya khudbad uu ka jeediyay sanadguuradii 34-aad…
Weerarka ka dhacay suuqa ay Soomaalidu u badan tahay ee dalka Australia
Hal qof ayaa loo qaaday Isbitaalka Royal Melbourne, magaalada Melbourne ee dalka Australia, kaas oo dhaawac halis…
Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha uu Madaxweynuhu iclaamiyay”
Muqdisho – Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad),oo shalay ka…
Gabar Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay Mayor ka Magaalada Sheffield, UK
Duqa cusub ee magaalada Sheffeild ayaa taariikhda galay iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay oo madow ah, xijaaban,…
Boqortooyada Midowday “United Kingdom” oo safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa si rasmi ah u…
QM oo sheegtay gargaarka Qaza in aan weli la qaybin iyo culays caalami ah oo Israa’iil soo food saaray
Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay in aan weli wax gargaar ah laga qaybin Qaza, in kasta oo…