Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Eritrea

ASMARA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Suulnuuge oo ku geeriyooday Dagaal ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ka dhacay deegaan Hoosyimaada magaalada Caad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo kawada hadlay Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa meel cad ka istaagtay qadiyadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana ay sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise sharciyeedka Ilaalinta Iyo Taakulaynta Barakacayaasha

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed…

Posted in FAALO / MAQAAL

Soomaaliya ma ka mid tahay dalalka aan looga baahneyn dal-ku-galka Kenya

Ka dib markii uu ku dhawaaqay Madaxweyne William Ruto in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobe Dagaalka Gaza waa inuu dhammaadaa

Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Arrimaha Dibada ee golaha shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Muqdisho – Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha Dhaqanka Seylac oo Si Adag Uga Falceliyay Heshiiska Lagu Bixiyay Badda

Odayaasha Dhaqanka magaalada Saylac oo la hadlay warabahinta ayaa si adag uga hadlay in Muuse Biixi usan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Reer Burco oo ka soo horjeestay Heshiiska Badda ee Somaliland iyo Itoobiya

Shacab isugu jira Odayaal, Dhalinyaro iyo Dumar Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee…

Posted in FAALO / MAQAAL

Muxuu yahay Markabka cusub ee lagu afduubtay xeebaha Eyl ee ciidamada dalkii laga lahaa iyo burcaddu ay is-farasaareen

Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ oo uu ka babanaya calanka dalka Liberia…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiiradda Jaamacadda Carabta u fadhiya Kenya oo shir ka yeeashay damaca Itoobya ee badda Soomaaliya

Nairobi – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir aan caadi aheyn…