Author: QOL Contributor
Ciidammada ammaanka Kenya oo baadi goobaya dad ay shabaab ku afduubeen deegaanka Mandera ee waddankan Kenya
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Ciidammada ammaanka degmada Lafey ee deegaanka Mandera ee waddankan Kenya ayaa la sheegay inay…
Joe Biden oo Donald Trump iyo taageerayaashiisa ku eedeeyay inay dimuqraadiyadda waxyeelaynayaan
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in dadka Maraykanku ay ku qasban yihiin inay…
Shir madaxeedka Carabta oo lagaga hadlay qodobo ay ka mid yihiin heshiiskii dhex maray Israel iyo 4 dal oo Carbeed
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dalka Algeria waxaa lagu soo gebagebeeyey shir madaxeedkii 31aad ee dalalka Carabta, iyaga oo…
Dadka ilaaliya deegaanka iyo duurjoogta ee dalka Kenya, oo u baroor diiqaya Maroodi caan ahaa oo dhintay, oo 65 jir ahaa
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dadka ilaaliya deegaanka iyo duurjoogta ee dalka Kenya, ayaa u baroor diiqaya Maroodi caan…
Dab khasaare u geystay xargaha internet-ka ee dul mara buurta Kaliminjaro ee dalka Tanzania
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dabka oo ka kacayay buurta Kilimanjaro ee dalka Tanzania, ayaa waxyeelo uu u geystay…
Heshiis nabadeed oo laga gaaray dagaaladii sokeeye ee Itoobiya ka holcayey
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Heshiis nabadeed ayaa laga gaaray dagaaladii sokeeye ee Itoobiya ka holcayey, iyadoo labada dhinac…
Masar oo balan qaaday inay Soomaaliya ka caawineyso cunna-yarida ka dhalatay abaaraha
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers…
Masar oo balan qaaday inay Soomaaliya ka caawineyso cunna-yarida ka dhalatay abaaraha
hamiis:NOVEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay arrin hadal-hayn ka dhex dhalisay bulshada
hamiis:NOVEMBER 3, 2022 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay arrin hadal-hayn badan ka dhex…
War deg deg ah: Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo soo saartay diginin amni oo la xiriirta weeraro iyo qaraxyo ka dhici kara magaalada Muqdisho
Arbaco: NOVEMBER 2, 2022 – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa soo saartay diginin amni oo la xiriirta…
Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed oo markii ugu horreysay isu adeegsaday gantaallo iyaga oo la beegsaday xeebaha labada dal
Arbaco: NOVEMBER 2, 2022 Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa markii ugu horreysay isu adeegsaday gantaallo iyaga…
Madaxweynaha Xassan Sheekh oo ka qeyb galaya Shirka Jaamacadda Carabta oo kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres
Arbaco: NOVEMBER 2, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda…