Author: QOL Contributor
Qaramada Midoobay oo kordhiyay mudada howlgalka xafiiska UNSOM ee Soomaaliya
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo sanad ah u kordhiyay howlgalka Soomaaliya…
Laba Xidigle Xasan Ibraahim oo ka tirsan ciidanka Gor Gor oo ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay degaanka Masaajid Cali-Gaduud
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Laba Xidigle Xasan Ibraahim oo ka tirsan ciidanka Gor Gor ayaa ka warbixiyey…
Wasiir Fiqi “Si khasaaraha u yaraado waa in lasoo sheego argigixisada, argigixisadu waxaa ay ku faaneen leynta Shacabka Soomaaliyeed
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo maanta booqday xarunta howl-galada gurmadka degdega ah…
Wasiirka Dhallinyarada Oo Bogaadiyey Dhallinyaro U Istaagay Gurmadka
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa galabta kulan dhiirri-gelin la qaatay dhallinyarada Daryeel…
Hindiya oo Ugu yaraan maydadka 133 qof oo lagu soo wareejiyay eheladooda
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Hawlgallada samata bixinta ayaa weli ka socda degmada Morbi ee gobolka Gujarat, halkaas…
Aqalka Cad ee maraykanka oo soo saaray bayaan ku aadan qaraxyadii Zoobe
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe ee…
Aaska dadkii ku dhintay isbuurashadii Sabtidii ka dhacday K/Koonfureed oo la bilaabay
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeol, ayaa booqday goob lagu qabanayay munaasabad allabari ah…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters oo cambaareeyay qaraxyadii Soobbe, oo ku dhinteen in ka badan 150 qof
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa cambaareeyay qaraxyadii Soobbe, kaasoo ay…
Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay Qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka dhacay dhismaha wasaaradda waxbarashadda
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo adeegsadey eraygii Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W. Bush habeenkii uu weerarayay Dalka Ciraaq
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Madaxweynaha jamhuuriaydda federaaliga ah Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii golaha wadatashiga qaranku soo…
War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalmihii u dambeeyey ka socday magaalada Muqdisho ayaa…
Bulshada magaaladfa Dhuusamareeb oo saakay u dareeray Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka…