Author: QOL Contributor
Madaxweye Qoor Qoor oo xalay la kulmay Madaxweyne-yaashii hore Shariif, Xasan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore Khayre Sawiro
February 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor…
Wasaaradda Caafimaadka oo shegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah iyo 15 qof oo geeriyootay
Feb: 20/2/2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir oo Gacanta uga jabtay Rasaastii shalay..
Feb: 20/2/2021 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee dhanka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim…
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabacay Talyaha Daraawiishta Galmudug
. Feb: 20/2/2021 Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa…
Weerar Qarax dhaliyay dhimasho 10 oo ka dhacay Kabul
. Feb: 20/2/2021 Ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay laba kalana waa lagu dhaawacay kadib markii qaraxyo…
Daraasad cusub oo Mareykanku sameeyay oo soo jeedinaysa in xirashada laba maaska ay si fiican qofka uga difaaci karto caabuqa coronavirus.
Feb: 20/2/2021 Daraasad cusub oo Mareykanku sameeyay ayaa soo jeedinaysa in xirashada laba maaskara ay si fiican…
kulan Muqdisho ku dhaxmaray Madaxweyne Guudlaawe iyo Xassan Shiikh
Feb: 20/2/2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii…
UN-ka oo qandaraasle Maraykanka ah ku eedeeyay in uu Jabiyay cunnaqabateyntii hubka ee Qaramada Midoobay saartay Libya
Feb: 20/2/2021 Erik Prince oo ah qandaraasle dhanka amniga ah, xulafana la ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka…
Shir goor dhawayd ka furmay Xalane oo Wakiillada beesha caalamka uga hadlayan xaaladda Soomaaliya
Feb: 20/2/2021 Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda shir wakiillada beesha caalamka ay uga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed…
Sawirradii ugu quruxda badnaa saacadihii la soo dhaafay ee laga qaaday dunida
Sacuudiga oo Noqday Dalkii ugu horeeyay ee ka Hadla Colaada Muqdisho uguna baaqay dhinacyada wada Hadal..
Feb: 20/2/2021 War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in si dhaw ay ula socdaan Xaaladda…
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland “Dib baan u qiimeyneynaa inaan ka Qeyb galko shirka Muqdisho..
Feb: 20/2/2021 Ayadoo wali aysan caddayn goorta uu qabsoomayo shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday inay…