Author: QOL Contributor
Qaramada Midoobay “ waxa ay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay
FEb: 19/2/2021 Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada…
Xasan Cali Kheyre “ waxaan ka badbaadnay isku day dil oo la soo qorsheeyay..
Feb:19/2/2021 Xasan Cali Kheyre oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tallaabadaan ay muujineyso…
Madaafiic lagu garaacay Garoonka Muqdisho iyo Diyaaradihii oo is taagay.
Feb:19/2/2021 Waxaa hakad ku yimid shaqadii ka socotay Garoonka Muqdisho, kadib madaafiic ku dhacday garoonka diyaaradaha…
Xaalada isgoyska KM4 oo caadi ku soo Noqotay iyo Ciidamada labada dhinac oo is hor fadhiya..
Feb:19/2/2021 Waxaa Dagan xaalada Isgoysdka KM4 oo Rasaas ay isku waydaarsadeen Ciidamo ay Hogaaminayan Musharixiinta Xasan Cali…
Maqaayad ku taala Garoonka Muqdisho oo Rasaas qabsatay dab ka kacay…
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd dab ka kacay maqayad ku taala afaafka hore ee Garoonka Muqdisho kadib Rasaaas…
War deg deg ah: Ciidamada Dowlada oo Rasaas ku bilaabay Banaanbaxayaashii:
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas ka bilaabatay isgoyska KM4 oo ay ku banaanbaxayeen taagerayasha Mucaaradka gaar ahaan…
War deg deg ah: banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Muqdisho ka bilaawday Goor dhawayd….
Feb:19/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Muqdisho ka bilaawday banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbigaha…
Shirkadda Facebook oo dadka Australia ka joojisay Wararkii ay ka heli jireen
Feb:19/2/2021 Tallaabo u muuqata aar-goosi balse layaab ku noqotay dadka reer Australia ayay shirkadda Facebook Khamiisti uga…
Xaalada Muqdisho oo saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin Muqdisho Musharixiinta
Feb:19/2/2021 Xaalada Muqdisho ayaa saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin…
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Carabta
Feb:19/2/2021 Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah…
Madaxweyneyaasha Maamulada Hirshabelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland oo lagu wado in ay muqdisho soo gaaraan..
Feb:19/2/2021 Waxaa Magaalada Muqdisho lagu wadaa in ay soo gaaraan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, kadib shir uu ugu…
Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha, taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran
Feb:19/2/2021 Waxaa saakay Xiran wadooyinka waawayn ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakad ku jira isku socodka dadka iyo…