Author: QOL Contributor
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho.
Sabti 13/2/2021 Waxaa goor dhawayd Qarax xoogan oo is miidaamin ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaar…
Maamulka Biden oo sheegaya inuu billaai doono in Maraykanka ay ogoladan kumannaan qof oo ku xayiran dalka Mexico.
Sabti 13/2/2021 madaxweyne Biden ayaa sheegaya inuu billaabi doono in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka…
Askari Turki ah oo lagu dilay gudaha Ciraaq kadib dagaal dhexmaray PKK
Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan saddex kamid ah ciidamada Turkiga ayaa lagu diley gudaha wadanka Ciraaq, kadib markii…
Shil ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee gobalka Taxes ee dalka Mareykanka.
Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen…
Dowladda Shiinaha oo ka mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi
Jimco 12/2/2021 Dowladda Shiinaha ayaa mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi, waxaa sidaasi…
Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka socda dalka, H’yadaha Qaramada Midoobay
Jimco 12/2/2021 Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka…
Koox Mafiyo ah oo la ogaaday in dadka caanka ah iyo kuwa dhaqaale ahaan ladan ay ka soo raacaan barta Instagram
Jimco 12/2/2021 Koox tuugo ah oo ka hawlgasho magaalada Milaano ayaa la ogaaday in dadka caanka ah…
Wadamada Hindiya iyo Shiinaha oo isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku hor fadhiyo xadka kala qaybiyo
Khamiis 11/2/2021 Wadamada Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku…
Madaxweyne Deni oo shirkii Golaha Wasiirada Puntland ka sheegay
Khamiis 11/2/2021 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha…
ku dhawad 20 Maleeshiyadka Boko Xaraam Oo Lagu Dilay Nigeria.
Khamiis 11/2/2021 Howl gal qorsheysan oo ay sameeyeen ciimada militeriga Nigeria ayaa lagu dilay 19 xubnood oo…
buug muran dhaliyay oo la doonayay in uu kamid noqdo manhajka waxbarashada Suudaan kaddib kacdoonkii xukunka looga tuuray Cumar Al Bashiir
Khamiis 11/2/2021 Warbixinadeena taxanaha ah ee aan ka helno qaar kamid ah weriyeyasha kasoo jeeda Afrika, waxaana…
caasimadda Bangui Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo kiilada burka uu gaaray BOQOL DOLLAR
Khamiis 11/2/2021 Ku dhawaad muddo laba bilood ah, caasimadda Bangui ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa waxa ay…