Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga London iyo Birmingham oo billaabay in dadka muslimiinta ah lagu talaalo

ITalaado: 9/2/2021 Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga magaalada London iyo magaalada Birmingham ayaa laga billaabay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraadka oo lacagta ka jaray Falastiiniyiinta kadib heshiiskii Israel

Talaado: 9/2/2021 Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa jartay lacagtii ay ku maal-gelin jirtay hay’adda QM ee qaabilsan qaxootiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Talaado: 9/2/2021 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan ka yeesho xasaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

kulan goordhoweyd u bilowday xildhibaanada mucaaradka ah ee ku jira baarlamaanka labada Aqal iyo Midowga musharaxiinta\

Talaado: 9/2/2021 Waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho ka bilowday kulan gaar ah oo u socda xildhibaanada mucaaradka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo isku shaandheyn cusub oo uu ku sameeyay golihiisa Wasiirada

 Talaado: 9/2/2021 Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan, Cabdalla Xamdook ayaa isku shaandheyn cusub oo uu ku sameeyay golihiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo ku baaqay in ciidamada Eretariya ay ka baxaan gobolka Tigray

Talaado: 9/2/2021 Golaha Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqii dowladda Mareykanka ee ku aaddanaa in ciidamada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Dhurwaa-dheere oo qiyaastii magaalada Guriceel u jirta 85 Km.

Talaado: 9/2/2021 Dagaal aad u qaraar ayaa goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Dhurwaa-dheere oo qiyaastii magaalada Guriceel…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyahii Soomaaliga maxkamadda cadaaladda Adduunka (ICJ) oo baneeyay xilka kadib markii uu dhamaaday muddo xileedkiisa.

Talaado 9, 2/ 2021  Qaranimo Gudoomiyahii Soomaaliga ahaa ee maxkamadda cadaaladda Adduunka (ICJ) C/Qawi Axmed Yuusuf ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn doonin kala qeybinta Soomaaliya,

Talaado 9  Febraayo Qaranimo Online Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

ciidamada Puntland oo howlgal ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay ragg lala xiriirinayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish.

Talaado 9  Febraayo Qaranimo Online Wararka ka imaanaya gobolka Bari  ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay howlgal…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Suudaan oo sheegtay inaysan dagaal la galaynin Itoobiya

Talaado 9  Febraayo Qaranimo Online Dowladda Suudaan ayaa sheegtay in aysan dooneyn in dagaal ay la gasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Qareenada Trump oo beeniyay in uu dhiirigaliyay weerarkii aqalka Congreska

Talaado 9  Febraayo Qaranimo Online Qareenada u doodaya madaxwayne hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay…