Author: QOL Contributor
Booliska oo faah-faahin ka bixiyey labadii qarax ee ka dhacay Zoobe
Sabti: October 29, 2022 Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya G/lle Sidiiq Aadan Cali Doodishe oo shir jaraa’id ku…
Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarka ka dhacay wasaaradda waxbarashada
Sabti: October 29, 2022 Wariye Maxamed Ciise Koonaa ayaa ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarka ka…
rasaas culus oo laga dhex maqlayaa xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo ay weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaaday kooxda Al-Shabaab.
Sabti: October 29, 2022 Waxaa weli rasaas culus laga dhex maqlayaa xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya, oo…
Donald Trump oo si kulul u dhaleeceeyay shirkadda Twitter-ka, markii ay ka xirtay account-kii uu ku lahaa, iyadoo loo cuskadey arrimo ammaan.
Sabti: OCTOBER 29, 2022Donald Trump ayaa si kulul u dhaleeceeyay shirkadda Twitter-ka, markii ay ka xirtay account-kii…
Madaxweynaha Jarmalka: “Dagaalka Ukraine wuxuu muujinayaa in Yurub ay sannado adagi ku soo fool leeyihiin”
Sabti: OCTOBER 29, 2022Madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa ka digaya inay dalkiisa iyo guud ahaan qaaradda…
Xoghayaha difaaca ee Maraykanka “ Shiinuhu waa khatarta ugu sarraysa ee danaha Maraykanka”
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Sida lagu sheegay Qorshaha Difaaca Qaranka ee Maraykanka oo dhowaan la sii daayey, dalka…
Soomaaliya oo Wadamada Jaamacadda Carabta ka dalbatay dhameystirka deyn-cafinta
Sabti: OCTOBER 29, 2022Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khudbad ka jeediyay Fadhiga…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Fiqi oo saaka safar ugu ambabaxay magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan
Sabti: OCTOBER 29, 2022Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta…
Dacwad oogayaasha Kenya Noordin Haji oo booliska Kenya kusoo oogay dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada
Sabti: OCTOBER 29, 2022Dacwad oogayaasha Kenya ayaa go’aan taariikhi ah oo ay gaareen ku sheegay Jimcihii inay…
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Ruushka uu kusoo daabulayo dalkiisa diyaaradaha Drones-ka
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Madaxweyne Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Ruushka uu in ka badan 30 diyaaradaha…
ninka ugu hodansan adduunka Elon Musk oo $44bn kula wareegay shirkadda Twitter
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u…
Saraakiisha Hey’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo ka dayrinaya xaaladda caafimaadka gobolo kamid ah Itoobiya
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Saraakiisha Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO), ayaa sheegay in gelitaanka waqooyiga Itoobiya ay…